Raadi

Barnaamijyada

Kulanka Jimcaha

Waa Barnaamij ay Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ugu talagashay iney uga jawaabto isweydiimaha ka yimid dadka la fal galay barnaamijyada ay Jamaacada soo bandhigtay.

Sidaan ku Haleelay Hanuunka

Waa Barnaamij lagu waraysanayo Xubno ka tirsan Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo sharaxaya qaabka & sida ay kusoo haleeleen HANUUNKA .

Shuruux–Sharaxa kitaabka معالم فى الطريق

Ustaad Sayid Qutb Allaha u naxariistee - mujadidkii dhaqdhaqaaqa islaamigaa ee qarinigii labaatanaad – wuxuu kitaabkiisii Tusmooyinka Dhabbaha (معالم في الطريق ) ka dhaliyay caalamkoo idil dood ballaaran. Kitaabkiisaas oo

Barnaamijka - هكذا تربيت

"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "هكذا_ تربيت#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq. Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday