
Duruus Muhiim ah

Sidaan Ku Sadcinay - Xalaqada 30aad
Sidaan ku Sadcinay ama "الطَّريقُ إلى الصَّدعِ" waa barnaamij taxane ah oo lagu wareysanayo xubno ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq. Waxaa barnaamijka loogu kuurgaliyaa geedi-socodka iyo sooyaalka jamaacada Al Saadicuun ...

Kulanka Jimcaha
Waa Barnaamij taxane ah oo ay Culimada Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ee Soomaaliya ku falanqaynayaan ugana Jawaabayaan iswaydiimahii Dadwaynuhu ka Qabeen Jameecada Laf-ahaanteeda iyo Dacwadeeda intaba ....

Baaqa 2aad
Waa baaqii labaad ee aan dadka ugu caddaynayno caqiidadeena dhabta ah ee aan rumaysannahay iyo dacwadeena dhabta ah waxa ay tahay; si uusan qofna noogu been abuuran ama uusan nooga ...

Annaga Baaqa 3aad
Waxaan hal kan ka soo jeedinaynaa baaq aan ku caddaynayno waxa aan rumaysanahay iyo sida aan u fahamsannahay xaqiiqada ugu wayn asaaskana u ah diinta Islaamka, taasoo ah kalimadda lagu ...

Baaqa Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq
Waa Bayaanka Rasmiga ah ee Xubnaha Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq Qeybta waddamada reer galbeedka , Baaqaas oo ku salaysan ; hal qadiyad , hal dacwo , hal dariiq waxa uuna ku ...

Risaalada Jamaacada
Waa farriinta Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ay Dooneyso iney Dadka Gaarsiiso si ay u fahmaan hadafka iyo ulajeedada Dacwada Allaah oo ay Jamaacadu u istaagtay ....

Waajibnimada Dacwada
Waajibnimada Gudashada Dacwada Allaah iyo dadka oo Hanuunka loogu yeero ....

Sidaan Ku Barbaaray 3aad ( هكذا تربيت )
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "هكذا_ تربيت#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq. Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday ...