KULANKA JIMCAHA 1AAD
Al-Saadicuun Bil-Xaq: KULANKA JIMCAHA 1AAD KULANKA JIMCAHA waa barnaamij ay Jamaacada Al saadicuun Bil Xaq uga tala galeen inay uga jawaaban iswaydiimaha ka yimid dadka la fal galay barnaamijyada ay ...

Al-Saadicuun Bil-Xaq: KULANKA JIMCAHA 1AAD KULANKA JIMCAHA waa barnaamij ay Jamaacada Al saadicuun Bil Xaq uga tala galeen inay uga jawaaban iswaydiimaha ka yimid dadka la fal galay barnaamijyada ay ...
waa barnaamij ay Jamaacada Al saadicuun Bil Xaq uga tala galeen inay uga jawaaban iswaydiimaha ka yimid dadka la fal galay barnaamijyada ay soo badhigeen...
Kulanka 3aad iyo Al-Saadicuun Bil-Xaq Waxaa kulanka saddexaad looga jawaabayaa su’aasha ah: “Maxaad muddadaas dheer u qarsoonaydeen?”...
Kulanka Jimcaha: Xalaqada 5aad waxaa lagu falanqaynayaa su'aasha ah " Maxaad dacwadiina uga dhigteen baaq ku socdo caalamkoo idil? Soo arrintaasu keensan mayso inay dacwadiinu tahay mid dagaal ku qaadayso ...
Kulanka Jimcaha: Qaybta 8aad Waxaa kulankan looga jawaabayaa su'aasha ah "Maxaad xoogga u saarteen qadiyadda xukunka?" Sababta keentay in arrintan xoogga la saaro ayaa aad loo faahfaahiyay, iyada oo la ...
Kulanka Jimcaha qaybtisa sagaalaad waxaa looga hadlayaa khatarta ay leedahay qadiyadda xukunka. Waxaa la caddaynayaa in dadku ay raacaan laba hab-nololeed mid uun; kii Allaah soo dajiyay ama mid hawadooda ...
Kulanka 13aad: Waxaa kulankan looga hadlayaa sababta keentay in jamaaco la sameeyo, iyo saamaynta arrintaasi ku leedahay tafaraaruqa muslimiinta. Waxaa la caddeynayaa in dhiciddii khilaafada islaamka ay sabab u ahayd ...
Xalaqadan 15aad waxay ku saabsantahay manhajka dacwada ama dariiqa dacwada ay marayso. Ma manhaj waajib ah baa jira? Ijtihaad maka furanyahay? Maxaa lagu yaqaan manhajka islaamka? Xarakada islaamka ee ujeeddada ...
Waxaa kulankaan looga jawaabayaa su'aasha ah: (Maxay yihiin astaamaha u gaarka ah manhajka dacwada ee nabiyada?) Waa xalaqo aad u xiisa badan oo lagu soo bandhigayo astaamaha manhajka ay jamaacada ...
Waxaa kulankan lagu qaadaa-dhigayaa heerarka uu marayo manhajka islaamka. Waa heerar ama marxalado isku xig-xiga, waxayna ku caddahay siirada nabiga SCW. Waa heerar la is faray oo xag Allah ka ...
Waxaa kulankan looga jawaabayaa su'aasha ah: "maxay tahay maslaxada dacwada?". Maslaxadda dacwada ma waxay ku jirtaa dariiqii Allaah SWT uu jideeyay in la raaco, mise in jidad kale la raaco ...
Waxaa kulankaan looga hadlayaa astaamaha lagu garan karo in manhajkii Allaah laga weecday, iyo dhibaatooyinka ka iman kara weecashadaas. Waxaa astaamaha ka mid ah in xaqa aan la caddaynin, in ...
Waxaa kulankaan looga hadlayaa xiriirka cibaadadu ay la leedahay nolosha dadka oo idil. Waxaa la caddaynayaa in cibaadada la isu abuuray ay tahay in nolosha dhinac walba Allaah loo hoggaamiyo, ...
Waxaa xalaqadaan looga jawaabayaa su’aasha ‘ Daaghuut maxaa loola jeedaa? Daaghuut iyo laa ilaaha illalaah maxaa isaga xiran? Waa maxay Daaghuut ha lagu kufriyo? Culimadu waxay sheegeen inuu quraanku Allaah ...
Waxaa kulankan caawa lagu falanqaynayaa macnaha ay leeyihiin ereyada Al-Walaa' iyo Al-Baraa'; iyo xiriirka ay la leeyihiin caqiidada islaamka. Dadka islaamka waa inay dhexdooda gacaltooyo iyo is-garabsi uu ka dhexeeyo, ...
Wuxuu kulankan dabayaal kulankii u dambeeyay, waxaa lasii faahfaahinayaa qaabkii ay nabiyadii iyo dadkii raacay u fahmeen qadiyadda Walaa iyo Baraa'. Waxaa la caddaynayaa in nabiyada qaar xaasaskoodii, ilmohoodii ama ...
Waxaa kulankan caaw looga jawaabayaa Su'aasha ah: "dadku diinta ay haystaan iyo diinta aad ugu yeeraysaan maxay kala yihiin?" Waxaa si baaxad leh loo qeexayaa ereyga DIIN macnaha uu ku ...
Waxaa kulankan 26aad ee caawa looga jawaabayaa su'aasha ah: "qur'aanku sidee buu u adeegsaday ereyga DIIN?" Waxaa lagu lafa-gurayaa 4tii macne ee kulankii hore looga soo hadlay qaababkii ay qur'aanka ...
Waxaa kulankaan looga jawaabayaa su'aasha ah: (maxay tahay Jaahiliyo?). Jaahiliyo waxay ka mid tahay ereyada fahamkoodu uu wareerka ka jiro, oo dadka maanta ay khalad ka fahmeen. Qur'aanku afar meel ...
Waxaa kulankaan looga jawaabayaa su'aasha ah: (maxay tahay Jaahiliyo?). Jaahiliyo waxay ka mid tahay ereyada fahamkoodu uu wareerka ka jiro, oo dadka maanta ay khalad ka fahmeen. Qur'aanku afar meel ...
Waxaa kulankan looga jawaabayaa su'aasha ah (maanta dunida jaahiliyo maka jirtaa? Sideebayse jaahiliyo ku noqotay?) Ka dib markii kulankii u dambeeyay laga hadlay astaamaha afarta ah ee jaahiliyo lagu garanayo, ...
Waxaa kulankan 30aad looga jawaabayaa su'aasha ah: "Shirki muxuu yahay? Khatartiisuna maxay tahay?". Waxaa lagu soo bandhigayaa kulankan macnaha uu leeyahay ereyga shirkiga, luqad ahaan iyo sharci ahaan labadaba. Waxaa ...
Su'aasha kulanka: (Qaybaha shirkiga maxay yihiin? Qaababkee buuse ku yimaadaa?) Waxaa kulankan lagu lafa gurayaa noocyada shirkigu leeyahay, sida ay culumada islaamka u qaybiyeen. Waxaa jira shirki akbar (wayne) oo ...
Waxaa kulankan looga jawaabayaa su'aasha ah: (Maxaa caddaynaya shirkigii laga soo hadlay inuu maanta ka dhex jiro bulshadeenna?) Waxay culimadu caddaynayaan inay saddexdii nooc ee shirkul akbar dhammaan si buuxda ...
Mawduuca kulanka xalaqadan waa: (ilaahnimada Allaah iyo saamaynta ay kownka iyo nolosheenna ku leedahay, iyo shucuurka ka dhalanaya arrintaas!) Waxaa halkii laga sii wadayaa Allaah oo iskaaya baraya. Kulankaan waxaa ...
Mawduuca kulankaan waxaa weeye: (nolosha insaanka ee kownkan wayn iyo saamaynta ay ku leedahay ilaahnimada Allaah). Waxaa kulankan lagu faahfaahinayaa sida uu Allaah insaanka ugu sakhiray kownka iyo wax walboo ...
Mawduuca kulanka: rizqiga uu Allaah na siiyay iyo qaababkiisa kala duwan muxuu Qur’aanku ka yiri? Waxaa kulankan diiradda lagu saarayaa macnaha rizqiga, inuu Allaah SWT wax walba arzaaqayo, baaxadda ay ...
Mawduuca kulanka: arsaaqo raadis awgeed malagu caasin karaa Allaah? Shirki maloogu dhici karaa? Waxaa kulankan lagu sharxayaa risiqa Allaah inuu gacanta ku hayo, cid kale oo wax arsaaqi kartana aysan ...
Mawduuca kulanka: Allaah SWT sida uu kownka u maamulo ayuu nolosha insaankana u maamulaa Waxaa is waydiin mudan awoodda bina'aadanku intee bay la egtahay? Kownka iyo nolosha dadka yaa maamula? ...
Mawduuca kulanka: isbaddalka ummadaha ku dhaca iyo sida uu Allaah u maamulayo Ummad waliba heerar bay martaa, awood bay ku billaabataa, ugu dambaynna waa laga itaal roonaadaa; waa sunnada Allaah ...
Mawduuca kulanka: maamulka Allaah SWT ee kownka iyo nolosha dhinacyadeeda kala duwan, iyo tusaalayaasha uu Qur’aanku ka bixiyay arrintaas Ma shaki baa ku jira in Allaah SWT uu nolosheenna toos ...
Mawduuca kulanka: Cilmiga ballaaran ee Allaah SWT ee wax walba koobay Qur'aanku wuxuu na barayaa sifooyinka Allaah si aan rabbigeenna u baranno. Cilmiga Allaah aad buu u baaxad waynyahay, wax ...
Mawduuca kulanka: Allaah SWT nolosha qof walba oo naga mid ah wuu daalacanayaa Allaah waa cilmi badane wax walba og, siyaabo kala duwan buuna Qur'aanku uga hadlay sida uu Allaah ...
Mawduuca kulanka: Abuurista Allaah SWT ee kownka iyo dadka; iyo sida ay ugu xirantahay maamulkiisa Waxaad kulankaan ka daawan doontaan abuurista Allaah, nimcooyinka uu na siiyay iyo maamulkiisa kownka oo ...
Mawduuca kulanka: Allaah ayaa addoomadiisa maamulaya oo muquuninaya, iyaguna waa inay Allaah ka baqaan Waxaa la is dul taagayaa maamulka Allaah ee sida muuqata nolosha bina'aadanka sida uu doono u ...
Mawduuca kulanka: Dhimasha ka dib iyo maalinta aakhiro ayay dad badan ogaan doonaan in maamulka uu Allaah kaligii leeyahay Waxaa kulankan looga hadlayaa sida uu Allaah noo barayo in xisaab ...
Mawduuca kulanka: Fartoomidda iyo raacitaanka waxa uu Qur’aanku inoola yimid Waxaa kulankaan looga hadlayaa inuu Allihii na abuuray oo danteenna garanayay uu noo soo dajiyay kitaabka Qur'aanka, inaan qaadanno maahane ...
Mawduuca kulanka: Abaal marinta maalinta Aakharo iyo sida ay dadku u kala baxayaan Waxaa kulankaan looga hadlayaa aakharo waxa lagu badbaadayo oo ah towxiid iyo shirki la'aan. Waxaa aad xoogga ...
Mawduuca Kulanka: Ka digidda maalinta dhaw ee Qiyaamaha (Aakharo) Waxaa kulankaan la sii wadayaa aayadihii qur'aanka ahaa, ee soo bandhigayay maalinta Aakharo iyo sida ay towxiidka iyo waynanka Allaah ugu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in dadka manta dunida ku nool ay ka fogaadeen ku dhaqanka diinta islaamka. Oo diintii allaah dhabarka u jeediyeen ayagoo u sii jeestay aduunyo, ...
Waxaa Kulankaan looga hadlayaa xaaladda ay ku sugantahay umadda maanta iyo sidii loo soo celin lahaa jiritaanka Ummad muslim ah Iyo Sidee ayay ku suurta gali kartaa inay umadda maanta ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada Adoon u noqoshada Allaah . "حقيقة العبودية لله تعالى". Waxaa looga Jawaabayaa Su'aalaha kala ah : 1. Waa maxay Cibaadada Allaah ee shirkiga looga badbaadayo? ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa looga Jawaabayaa Su'aalaha kala ah ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa si gaar ah loogu sharxayaa ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu ...
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Xalaqadaan waxaa looga hadli doonaa wixii ...