Raadi
Qoraallada Kitaabka Shuruuxa

Kitaabka Shuruux

  Kitaabka Shuruux

Muxuu Yahay Kitaabka SHURUUXA ?

Kitaabka (Sharaxa Tusmooyinka Dhabbaha) wuxuu ka dhiganyahay WAA cusub oo u baryay dacwada islaamka. Waa markii ugu horraysay oo si waafi ah oo faah-faahsan looga hadlo dhamaan qadiyadaha iyo fikradaha ...

  Kitaabka Shuruux

Hordhaca Kitaabka SHURUUX

Kitaabka wuxuu gaar la yahay inuu ku khasbayo qofkii akhriya inuu mawqif qaato, ha taageero ama ha diido; wuxuu ku bixinayaa inuu qofku is muraajeceeyo, ka dibna uu go'aan qaato, ...

  Kitaabka Shuruux

Fasalka 7aad - Islaamka uun baa ilbaxnimo ah

"Islaamka un baa ilbaxnimo ah"! Waa arrin wayn runtii.. haddii islaamku yahay muuqaalka dhamaystiran ee bani aadanka dhinacyada maaddiga, macnawiga iyo dhaqamba; wuxuu haddaba insaanka u qaadayaa darajooyinka ugu sarreeya ...

  Kitaabka Shuruux

Fasalka 10aad - Geeddi Fog

Ma aha geeddi dhuleed oo arlada ku eg, mana geeddu bulsheed oo nolosha baddalaya, laakin waa geeddi geerida laga guurayo, loona guurayo nolosha ....